Sunday, January 24, 2021
Home Tags Shucayb Maxamed Muuse

Tag: Shucayb Maxamed Muuse

Somaliland: “Ninka Askariga Caayayaa Waxa Uu Askarigu Yahay Baanu Garanayn Oo Wixii Aynu Soo Marnay Buu Ka Maqnaa….”

Wasiirka wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Shucayb Maxamed Muuse, ayaa difaacay qiimaha iyo milgaha uu qaranka iyo bulshada dhexdeedaba ku leeyahay askarigu oo dhawaanahan rag...

Somaliland: Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Guul-Wadenimo U Gaysay In Uu Marwada Qaranka La Doonto Hawl Aanay Shaqo Ku Lahayn, Sheegayna In Ay Xeererka Dalka Wax Ka Samayso

Wasiir Sheegay In Marwo Aamina Weris Gacanta Ku Hayso Mid Ka Mid Ah Xeerarka Horumarineed Ee Wasaaradaha Dalka + Doodo Iyo Falan-Qayn Sharci Oo...

Somaliland: Xukuumadda Oo Soo Bandhigtay Qorshe Madax-Dhaqameedka Ka Taageeraya Gudashada Waajibaadkooda Iyo Kalsoonnida Ay Qaranka Ku Qabaan

Haldoorka Salaadiinta Subeer Awal  Oo Ka Muusooday Tiraab Kasoo Yeedh-dhay Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Wasiir Shucayb oo Hadhimo Sharafeed  Ku Maamuusay   Salaadiinta Gobollada Gabiley, Saaxil...

Somaliland: Wasiirka Warshadaha Somaliland oo si Buuxda u Taageeray Murrashaxnimada Muuse Biixi

“Ummad waliba taariikh bay leedahay, waddankuna halgan dheer buu soo maray, halgankaasi dalku soo maray maalintii loo baahnaa in loo dhinto ama qoriga la...

Somaliland: Industry Minister endorses Musa Bihi as Torch Bearer

Somaliland’s Minister of Industry, Shuaib Mohamed Muse has endorsed Musa Bihi in which the ruling Kulmiye party’s Central Council congress is expected to choose...

Somaliland: Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Qaabilay Ganacsato Chinese ah

Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku qaabilay xarunta xafiiskiisa wefti balaadhan oo ka kooban ganacsato u dhashay wadanka China oo maal-gashi...

Somaliland: “Ma diiwaan galin doono wershad la mid ah kuwa imika dalka ka hir galay” Wasiir Shucayb

Wasiirka Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse,ayaa daboolka ka qaaday maal-qabeenno reer Suudan ah oo dalka ka hir galinaya Wershad soo saarta saliidda oo dhawaan...

MOST POPULAR