Wednesday, October 16, 2019
Home Tags Saddexda xisbi qaran

Tag: saddexda xisbi qaran

Somaliland: SONSAF Iyo APD Oo Is-faham Midho-dhal Ah Ku Xalliyey Aragtiyihii Axsaabtu Ka Qabeen Saami-qeybsiga Kuraasta doorashada Wakiillada

Saddex Qoddob Oo Ay Saddexda Xisbi Shalay Wada-jir Qalinka Ugu Dugeen Iyo Doorka SONSAF Iyo APD Ku Leeyihiin Qaddiyadaas Dallada ay ku bahoobeen ururrada aan...

Somaliland: Saddexda Xisbi Qaran Oo Ga’aan Midaysan Ka Gaadhay Arrinta Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada

Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay shirguddoominayeen Akadamiga Nabadda iyo...

Somaliland: Hoggaamiyeyaasha Saddexda Qaran Oo Kulankii Labaad Bari Ka Yeelanaya Xeer Caqabad Ku Ah Doorashooyinka Ka Dhacaya Somaliland.

Salaasada Berri waxa mar kale kulmaya Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland (WADDANI, UCID iyo KULMIYE) oo Xarunta Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka ee Hargeysa...

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Caqabadda Ku Ah Doorashooyinka Somaliland

Kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo masuuliyiinta akadamiyada nabadda ayaa lagaga arinsanayay waxa laga yeelayo saami qaybsiga kuraasta gobolada dalka ee...

Somaliland: “Waxaa Caddaatay In Saddexda Xisbi Qaran Ay Degmooyinka Balli-gubadle Iyo Gabiley Ka Sameeyeen Olole Ka Baxsan Awaamiirtii Komishanka, Haddii Ay Sii Wadaanna….”

“Xeerka Hab Dhaqanka Iyo Shuruucda Doorashooyinka Meelna Kagama Jirto In  Diiwaangelinta Dhexdeeda Ay Xisbiyadu Olole Doorasho U Adeegsadaan” Nuxurka Qoddobo Baalmarsan Shuruucda Iyo Xeerarka U...