Friday, August 23, 2019
Home Tags Real Madrid

Tag: Real Madrid

Rajadooda Tartanka, Bandhigii Xalay, Waxa Uu Ka Codsanayo Jamaahiirta Bernabeu & Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Kulankii Xalay.

Shan gool ayaa lagu qoray magaciisa labadii kulan oo uu wajahay kooxda Bayern Munich kulamada Quarter finalka Champions League, Los Blancos ayaana u gudubtay...

Karim Benzema Muxuu Ka Yiri Wararka Kooxdiisa Real Madrid La Xiriirinaya Eden Hazard?

Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa aaminsan in dhaqaaqa ay kooxdiisa u sameyneyso ciyaariyahanka Chelsea Eden Hazard ay tahay talaabo wanaagsan isla markaana xidigaan...

Waa Sidee Xaaladda Lewandowski? Miyuuse Seegi Doonaa Kulanka Real Madrid?

Kulankii Der Klassiker ee xalay ka dhacay garoonka Allianz Arena wuxuu noqday mid walwal weyn ku abuuray Jamaahiirta Bayern Munich kuwaas oo ka walaacsanaa...

Antoine Griezmann Oo U Muuqda Mid Dagaal Madrid Derby Ah Ka Abuuray Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Antoine Griezmann ayaa diiday inuu meesha ka saaro suuragalnimada ah inuu Real Madrid ku biiro, balse wuxuu ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay Atletico...

Cristiano Ronaldo Oo La Xaqiijiyay Inuu Seegi Doono Kulanka Eibar, Immisa Kulan Ayaase La Ganaaxay Bale.

Real Madrid ayaa goor hore u safartay Eibar iyadoo uu ka maqan yahay Gareth Bale iyo Alvaro Morata kuwaas oo aganaaxyo kala duwan ku...

Sergio Ramos Oo Difaacay Qaab Ciyaareedkii Kooxdiisa Ee Kulankii Xalay

Sergio Ramos ayaa diiday soo jeedinta ah in Real Madrid lagu ciqaabay caajisnimadooda kulankii ay guuldarada 2-1 aheyd kala soo laabteen kooxda Valencia xalay...

Suuqa Kala Iibsiga Real Madrid Iyo Barcelona Oo Loolan Adeg Ugu Jire Sergio Aguero

Imaatinka Gabriel Jesus wuxuu mugdi galiyay mustaqbalka weeraryahanka reer Argentina Sergio Aguero kaas oo sida muuqata kusii socda wadadii uu kaga tagi lahaa garoonka Etihad...

Kabtan Sergio Ramos Oo Si Kulul U Weeraray Xidiga Bixitaanka Doonayo Ee James Rodriguez

Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa su’aal ka keenay waqtiga ay ku soo aaday hadaladii carada ka muuqatay ee uu James Rodriguez ku...

Colaada U Dhaxeysa Real Madrid & Xiriirka K/Cagta Colombia Ee Ku Aadan James Rodriguez Oo Meeshii Ugu Sareysay Gaaray.

Colaada u dhaxeysa xiriirka kubada cagta Colombia iyo Real Madrid ma ahan wax cusub. Waxa uu xiriirkooda xun bilowday xagaagii markii James Rodriguez uu ka...

Dagaalkii Lixda Xiddig Ee Kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid Oo Bilawday.

Xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay waxaa si joogto ah laysku barbar dhigayay wax kasta oo ay garoonka ka sameeyaan lixda gool dhaliye ee ka tirsan...