Sunday, November 17, 2019
Home Tags Qaraxyadda Soomaaliya

Tag: Qaraxyadda Soomaaliya

Somalia: Qarax Sababay Dhimasho & Dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacaygoob  makhaayad ah, taasi oo ku taala ka soo horjeedka xarunta gaadiidka booliska ee...

Somalia: Qaraxyo lala beegsaday Ciidamada Itoobiyaanka oo ay ku dhinteen askar iyo dad rayid ah

Wararka kasoo baxaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in magaalada ay ka dhaceen ugu yaraan 4 qarax oo lala beegsaday kolonyada ciidamada...

Somalia: Al-Shabaab oo weerar ku qaadey laba Hotel oo Muqdisho ku yaala

Qaar ka tirsan Ciidamadda al-shabaab ayaa weerar ku qaadey laba Hotel oo ku yaala Jidka Makka al-Muklaramah, waxaana dableyda weerarka qaadey u suurta gashey in...

Somalia: War degdeg ah – Xildhibaan Yuusuf Dirir oo Muqdisho lagu dilay

Alle ha u naxariistee waxa goor dhawayd ku geeriyooday Muqdisho Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib dhaawac duhurkii maanta...

Somalia: Xildhibaano lagu weeraray Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa goor dhawayd weerar ku qaaday gaari ay wateen labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, xilli ay marayeen waddada muhimka...

Somalia: Taliye hore uga tirsanaa maamulka Jubba oo xalay lagu dilay Kismaayo

Kooxo hubaysan ayaa xalay magaalada Kismaayo ku diley Taliyihii hore ciidanka Asluubta maamulka Jubba Col Xasan Dhuub, Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Farjano ee...

Somalia: Gudoomiyaha Degamada Ceel-Waaq oo ku dhaawacmay Qarax

Shan Qof oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo Ibraahim Guuleed Aadan ayaa dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay...