Sunday, November 28, 2021
Home Tags Madaxweynaha Somalia

Tag: Madaxweynaha Somalia

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddiga Taakuleynta ciidamada

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddiga Qaran oo Taakuleynta Ciidamada, kaddib munaasabad xalay ka dhacday dugsiga tababarka booliiska ee Gen. Kaahiye,...

Somalia: Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo baarlamaanka khudbad u jeediyey

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hortegey Baarlamaanka Federaalka oo isugu yimid shir aan caadi ahayn, waxaana uu u jediyey khudbad ka hadleysa dhinacyo...

Somaliya: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa uga qayb galaya shir madaxeedka Afrika kulankii 26-aad

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray magaalada Addis Ababa ayaa uga qeybgeli doono Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika. Shir Madaxeedka Midowga...

Somaliya: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya tacsida askartii Kenya looga diley Ceel-cadde

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Arbaca ah u duuley xarunta dalka Kenya, waxaana uu ka degey magaalada Eldoret halkaas...

Somalia: As Somali president visits town, regional election’s location standoff reigns

The upcoming central Somalia election standoff seems to be a big headache for Somali president who had to travel to central Somalia to end...

SOMALIA: Madaxweynaha Turkiga oo ka degay Muqdisho xarigana ka jaray Terminalka Cusub ee Garoonka Aadan Cade + COD

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa ka soo degay Garoonka Aadan Cade magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh,...

MOST POPULAR