Tag: Madaxweynaha JSL

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Madaxweyne Siilaany Magacaabay Gudi heer qaran ah oo u xilsaaran Abaaraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/MG/083-3825/022016 ku Magacaabay Gudi heer qaran ah oo u xilsaaran...

Somaliland: Madaxweynaha Siilaanyo Oo Qaabiley Wefti ka socday Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay xaflad casho sharaf ah madaxtooyadda ugu sameeyay wefti ka socday jaamacadda carabta oo khamiistii...

Somaliland: Madaxweynaha oo isugu yeedhay Ganacsatada DALKA + Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta “11.02.2016” isugu yeedhay Ganacsatada kala Duwan ee Dalka. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii loogu...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo Dawladaha Reer Galbeedka u bandhigay Faro-gelinta Soomaaliya ku hayso Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Shalay Qaabiley Wefti ka socday Dalalka Norway, Holland, Denmark iyo Ingiriiska, kaasi oo ay ka mid...

Somaliland: “Cabashooyinka Bulshaddu u Soo Jeedinaysay Madaxweynaha Waxay Ahaayeen Tayeynta Adeegyada”

Afhayeenka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu noqday Hoggaamiyaha ugu xog ogaal noqoshadda badan...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img