Tuesday, October 15, 2019
Home Tags Maamulka Muqdisho

Tag: Maamulka Muqdisho

Somaliland: oo Aqbashay in Masar Ka Qayb ka Noqoto Wadahadallada Dhexdhexaadinta Maamulka Muqdisho

Weftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, ayaa kulamo muhiim...

Somalia: Wasiirka Warfaafinta Maamulka Muqdisho Oo Xaqiijiyay In Wasiiro, Xildhibaano Iyo Saraakiil Ciidan Ku Dhaawacmeen Qaraxii Ka Dhacay Xamar.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Muqdisho, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa waxaa uu ka hadlay weerarkii ismiidaaminta, ee barqanimadii maanta lagu qaaday SYL Hotel ee...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Maamulka Muqdisho

Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u...

Somalia: Maamulka Muqdisho Oo Dawlada Turkiga U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah In Baasaaboorka Somaliland Lagu Tago Dalka Turkiga

Muqdisho(Wargane)-Maamulka Muqdisho ayaa warqad diblomaasiyadeed oo dacwad ah u dirtay dawladda Turkiga, gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda. Ilo xogogogaala ayaa Shabakada Wargane ugu waramay in...

Somalia: Madaxweynaha Maamulka Muqdisho Oo Baaq Soo Saarey

Madaxweynha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa...

Somaliland: Turkiga Oo Caddeeyey Inuu Ka Shaqaynayo Midnimada Somalia, Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Iyo Dhaliisha Dul Hoganaysa Wada-Hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Turkiga

Safiirka dawlada Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya Olgan Bekar ayaa  shaaca ka qaaday in aanu dalkiisu aqoonsan baasaaboorka somaliland.   Safiir Olgan Bekar...

Somaliland: Oo Mawqif Cad Ka Istaagtay Nile Academy, Kana Leexatay Go’aankii Maamul Goboleedka Muqdisho

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay dalka ka saari doonin hay’adda Nile Academy oo dugsi waxbarasho ku leh magaalada Hargeysa, taas oo ay dawladda Somaliya...

Somalia: Madaxweynaha Maamulka Muqdisho oo kulan la qaatay ergeyga gaarka ah ee Museveni.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaaatay Ambassador James Baba oo ah ergeyga gaar ah oo ka socday madaxweynaha dalka...

Somaliland: “Madax-dhaqameednimadu Maaha Wax Suuqa Laga Soo Iibsado Iyo Cumaamad Xamar Taalla” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland.

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay niman Muqdisho jooga oo sheegtay in ay ka mid yihiin...