Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan kulan kaga qayb galey dalka Imaaratk a ayaa ka haley arrimo badan.

Waxaanu ka Hadley hadal la sheegay inuu ka soo yeedhay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, iyo eedeyn loo soo jeediyay markii wada hadalku bilaabmey

Cali Khaliifisaga oo arrimahaasi ka hadlayanawaxaauuyidhi  “Safiirada Maraykaka, IngiriiskaiyoNinkaqaramadamidoobay  u fadhiya  Soomaliyawalee  Sadexdubawaxay noo soogudbiyenfarriimo ay leeyihinMadaxweynaha Somaliland afkiisawaxaanu ka haynaa Da’baan joogaa,  hadaanusomalilandnahayictiraafnainaananmeelna ka helaynwaanuogaanay, waxaan ka badinwaayay oo aandoonayainandhaxalDadkaygaugatago  Nabadnaaan

Comments

comments