Monday, May 20, 2019
Home Tags Kadariinta Xisbiga Waddani

Tag: Kadariinta Xisbiga Waddani

Deg Deg: Buuba Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah OO Kabaha La Dul-Maray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye

Deg Deg: Buuba Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah OO Kabaha La Dul-Maray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye

Deg Deg: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Dhex Hilaacay Xisbiga Waddani

Ma Dhabaa Inu Boobe Yuusuf Ducaale Dib Ugu Laaban Doono Xisbiga Waddani Iyo Wada-Hadalo U Socday Oo Ugu Soo Dhamaaday Is afgarad Warar Lagu Kalsoon...

War Deg Deg Ah: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Dhex Hilaacay Xarumaha Xisbiga Waddani

Warra hada soo gaadhaye xafiiska warbaahinta shabakada 24Somaliland.com aya waxa ay sheegayan in saaka subaxii hore iska soo xadiriyey Xafiiska Guud ee Xisbiga Waddani...

Somaliland: Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Weyn Looggu Soo Dhaweeyey Degmooyinka Sayla, Balli-Cabane iyo Gumburaha

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayey oo muddooyinkii dambe socdaal ujeedkiisu yahay wacyi-gelinta qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta ku maraayey...

Deg Deg: Hoggaamiye Xirsi Iyo Burco Maxa Kala Qabsaday Caajib “Haybad Eebah Ku Siiyey Habeen La Iskama Qaado”

Xararaadada siyaasadeed ee ka taagan magaalada burco ayaa maalmihii ugu danbeeyay aad u kacsaneyd waxaana xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE ku hirdamayeen sidii ay ukala jiidan...

Somaliland: “Xukuumaddu Runtii Way Ku Fashilantay Adeegii Ay Shacabka U Haysay,Waxa Ugu Daran….”Gudoomiye Cirro

Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa munaasibad uu khudbad ka jeedinayey oo xilalka loogu kala wareejinayey gudoomiyihii gobolka Maroodi-jeex...

Somaliland: “Xisbigan Waddani Cid Uga Lexejeclo Badan Somaliland Ma Jirto, Waxaananu Rajaynaynaa In Kuwa Xukunka Yimaada Aanu Noqono” Gudoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah Ee Xisbiga Waddani

Gudoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga Waddani, Mudane Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa si kulul uga hadlay dacaayado riqiis ah (fake news) oo maalmihii u...

Somaliland: “Waxaanu Ka Digaynaa;- Dulqaadka Dadku Wuu Soo Yaraadaa Oo Ninka Fulayga Ah Hadaad Erido Erido Uun Maalin Uunbuu Kugu Soo Jeedsan Doonaa” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.

Gudoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde ayaa sharci daro ku tilmaamay xukunka Maxkamada Gobolka Hargeysa ay maanta ku riday...

Somaliland: “Haddii Gacanta La Idinku Yar Xejiyo Oo La Xoqo Weerar Maahee Adkaysta Wax Yar-Baa Hadhee” Hogaamiye Xirsi Oo Farriin Siyaasadeed U Diray KULMIYE

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa naqdiyey hadallo uu yidhi Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey Inaanay Kalsooni Ku Qabin Komishanka Doorashooyinka

Xisbigga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka dhawaajiyey Iaanay Jirin Kalsooni anay ku Qabiin Komishanka Doorashooyinka Kadib Hadalo ka soo yaadhay Cabdillahi jawaan oo...

Latest Posts

MOST POPULAR