Saturday, December 7, 2019
Home Tags Jose Mourinho

Tag: Jose Mourinho

Man United oo helaysa akhbaar xun oo ku aadan Antoine Griezman

Jose Mourinho ayaa loo sheegay in Antoine Griezmann uusan ka soo tagi doonin Atletico Madrid xagaagan. Manchester United ayaa bartilmaameedsanaysay inay u soo dhaqaaqdo dhaliyaha...

Man United oo heshiis cusub ku abaal marinaysa tababare Jose Mourinho

Kooxda Manchester United ayaa heshiis cusub ku abaal marinaysa tababaraheeda reer Portugal ee Jose Mourinho. Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa cusub...

Jose vs Klopp – United vs Reds – Kooxaha Ugu Guulaha Badan England Oo Isku Heysta Saxiixa Xidig Ka Tirsan Chelsea.

Manchester United iyo Liverpool ayaa la aaminsan yahay iney xagaaga soo aadan sameyn doonaan suuqgal weyn si ay ugu yaraan ugu hub aruursadaan xili...

Real Madrid vs Valencia – Los Blancos Oo Caawa Tijaabo Adag Ku Mari Doonto Garoonkooda Santiago Bernabeu.

Real Madrid ayaa fursad u heli doonta iney cadaadis badan saarto Barcelona madama ay ciyaareyso waqti ka horeeya kulanka ay martida u noqon doonto...

Muxuu Mourinho Ka Yiri Kulanka Uu Ka Horimaanaya Kooxdiisa Hore Ee Chelsea & Sababta Ugu Wacan Inay Hogaamiyaan Horyaalka Xilli Ciyaareekan?

Jose Mourinho ayaa shirkiisa jaraa’id ee maanta waxa uu kaga hadlay kulanka ay la ciyaarayaan Chelsea ee Old Trafford ee horyaalka Premier League, isagoo...

Maku Raacsan Tahay Falanqeeyayaasha Sky Sports In United & Arsenal Seegayaan Afarta Sare?

Lix Falanqeeye oo ka tirsan Sky Sports ayaa isku raacay in xili ciyaareedkaan aysan awood u yeelan karin Jose Mourinho iyo Arsene Wenger iney...

Muxuu Tababare Jose Mourinho Ka Yiri Guushii Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Middlesbrough Iyo Inuu Ka Guuleystay Aitor Karanka?

Tababare Jose Mourinho ayaa ka dhawaajiyay iney cadaalad ka dhacday garoonka Old Trafford markii ay wiilashiisa dhamaadkii ciyaarta kala direen Middlesbrough kulan ka tirsan...

Claudio Ranieri Oo Sheegay In Aflagaadooyinkii Uu Mudada Sannadaha Aheyd Kala Kulmay Jose Mourinho Inay Noqotay Taariikh Hore Ka Hor Kulankooda Old Trafford.

Tababaraha Leicester City Claudio Ranieri ayaa sheegay in Jose Mourinho uu yahay shaqsi fantastik ah, islamarkaana wax walba oo dhibaato ah oo dhexmaray inay ...

Jose Mourinho Oo Doonayay ‘Inuu Foolka Ka Jabiyo Arsene Wenger’ Ka Dib Markii Ay Isagu Dhaceen Juan Mata Dartiis.

Jose Mourinho ayaa doonayay inuu foolka ka jabiyo Arsene Wenger ka dib markii ay labada nin isagu dhaceen Juan Mata, sida lagu sheegay buug...

Jose Mourinho Oo Ugu Baaqay Xiddigaha Man United Inay Aaminaan Inay Ku Guuleysan Karaan Premier Leagu Hadal Qiiro Leh Uu Ka Jeediyay Carrington.

Jose Mourinho ayaa si qiiro leh ugu baaqay xiddigaha Manchester United inay aaminaan inay koobka Premier League ku soo celin karaan Old Trafford. Special One...

MOST POPULAR