Monday, September 23, 2019
Home Tags Imaaradka Carabta

Tag: Imaaradka Carabta

Somaliland: Maalgashiga Dhexmaray Somaliland Iyo Imaraadka Ee Balaadhinta Marsadeena Berbera, Waa Midkii Faqriga Ay Kaga Bixi La Hayeen Bulshadeenu:

Mashruuca Malagashiga ee dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dalka Imaraadka oo noqonaya kii ugu weynaa ee Somaliland nasiib u yeelato inay Magaceeda kula gasho waddan...

Somaliland: “Heshiiskan Waxa Ku Jira In Suuqa Shaqada Imaaraadka Loo Furo Dhalinyaradeenna” Dr. Sacad Cali Shire

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in heshiiska ay wada galeen xukuumadda Somaliland shirkadda imaaraadka ee DP world ee maalgashiga...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo iyo weftigii uu Hogaminayey ee ku Sugnaa Imaaraadka oo dalka dib ugu soo laabtay galabta.

Wasiiradda Madaxtooyada iyo Caafimaadka oo faah-faahin ka bixiyey Safarka Madaxweynaha iyo Heshiiskii Caalamiga ahaa ee Madaxweynuhu la saxeexday Shirkada DP World. Wasiirka Madaxtooyada oo Ka...

Somaliland: Wasiirul Dawlaha Waxbarashadda Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirrada Waxbarashadda Iyo Dhaqanka Imaaraadka Ee Carabta

Wasaaradda Waxbarashadda Oo Ku Guulaysatay   Inay Cilaaqaad Iskaashi La Yeelato Wasaaradda Tacliinta Imaaraadka Carabta Wasiirul dawlaha wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md....

Somaliland: Xukuumadda Oo Caawimo Imaaraadku Ku Deeqay Gaadhsiisay Deegaamadda Allay-baday

Xukuumadda Somaliland, ayaa caawimo isugu jirta biyo iyo cuntooyin waxay gaadhsiisay bulshadda ku dhaqan degmadda Alaybaday iyo tuulooyinka hoos yimaadda, caawimadaasi oo ka timid...

Somaliland: Danjire Baashe Cawil Oo Sharaxay Mashaariic Waaweyn Oo Imaaraadku Ka Fulin Doonto Somaliland

“Ha La Iska Daayo In La Siyaasadeeyo Mashaariicda Horumarka Ee Shacabka Wax Loogu Qabanayo” Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Md. Baashe Cawil Xaaji...

Somaliland: Wefti balaadhan oo ka socda Imaaraadka Carabta oo Soo Gaadhay Hargeisa.

Wefti ka socda hay’addaha Imaaraadka carabta ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxaana wehelinayay safiirka dhawaan loo magacaabay Imaaraadka Baashe Cawil. Ujeedka socdaalka weftigan ayaa...

Somaliland: Raysal Wasaare Ku Xigeenka Imaaraadka Carabta Oo La Kulmay Madaxweyne Silaanyo

Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Madaxtooyadda ee dawladda Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ee wadankaasi ee...

Somaliland: Wasiir Biixi Oo Xaqiijiyay In Dalka Emirateku Aqbalay Baasaboorka Somaliland

Waa Markii Ugu Horaysay Ee Hadday Dhab Tahay Dal Khaliijka Carbeed Ku Yaalla Aqbalo Baasaboorka Somaliland. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa u...

Somaliland: Emirateka Iyo Sacuudi Arabiya Oo Doonaya inay Saldhig Militery Ka Dhisaan Magaalada Berbera

Waxay Ka Mid Ahayd Arrimahii Ugu Waaweyna Ee Emirateku Kala Hadlay Madaxweyne Siilaanyo Dhawaan Markii Uu Emirateka Booqday. Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Emirateka...