Tuesday, February 18, 2020
Home Tags Guddoomiyah Saleebaan Gaal

Tag: Guddoomiyah Saleebaan Gaal

Ergadii Guddoomiye Saleeban Oo Guuldaraysatay Iyo Fadhiga Saaka Ee Golaha

Waxa guuldaraysatay ergo dhexdhexaadin ah oo uu guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan ka dhex waday labada garab ee golaha wakiilada ee isku...

Somaliland: Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Oo U Han Jabay Xukuumada Farmaajo

Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Oo U Han Jabay Xukuumada Farmaajo

Somaliland: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Dhawr Qodob Oo Xasaasi Ah

Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo muddo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,waxaana uu gudoomiyuhu ka hadlay...

Somaliland: Loollan Xooggan iyo Hirdan ka bilaabmay Kursiga Gudoomiye Cirro ee Wakiilada, Magacyada Mudaneyaasha Guclaha Ku Jira Iyo Is-xulafaysi Bilaabmay

Gudaha Ka Akhri Magacyada Mudaneyaal Gobollada Bariga Kasoo Jeeda Oo Kursigan Haab Haabanaya Iyo Xukuumadda Badhi-taaraysa Xubnaha Qaar Fursadaha Iyo Caqabadaha Horyaalla Xildhibaannada Kursigan Hunguraynaya...

Somaliland: Farriin Dhabarka U Jeedisay Qaadhaan Bixiyeyaasha Oo Saleebaan Gaal Ku Shaaciyey Muddo-kordhin Waqtigeeda Laga Baaraan-degay Oo Golaha Guurtidu Samayn Doonaan

“Axsaabta Iyo Madaxweynuhu Marka Ay Taladooda Isku Soo Biirsadaan Golahan Uun Bay Hor Iman Doontaamarka Aanu Is Nidhaahno Way Ugu Habboon Tahay Ayey Noqon...

Somaliland: Guddoomiye Saleban Oo La Sugayo Inuu Go’aan Ka Gaadho In Doorasho Dalka Ka Qabsoomi Karto Abaarta Darteed

Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo la filayo inuu maalmahan dalka ku soo laabto, ayaa la filayaa inuu isagu noqdo ninka go’aanka...

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Go’aankii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

Guddoomiyaha gollaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay go’aankii uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku kala qaaday doorashooyinka gollaha...

MOST POPULAR