Tag: Faysal cali Waraabe

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Wada-hadalladii xisbiyada iyo xukuumaddu oo maanta dib u bilaabmaya

Wada-hadallo teelteel ah oo soo bilaabmay Arbacadii todobaadkii ina dhaafayey oo u dhaxeeyey xisbiga talada haya iyo xukuumadda oo dhinac ah iyo labada xisbi...

Somaliland: “Guurtidu waxay ku fadhidaa bilaa sharci, mushaharka ay qaataana waa xaaraan” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Isniintii waraysi siiyey telefishanka Star TV ayaa dhaliilo ba’an u jeediyey Golaha Guurtida Somaliland iyo khudbaddii uu Madaxweyne...

“Walaalayaal Muqdisho Waxaa Maanta Fadhiya Ciyaal Yaryar Oo Ku Kacday Dugsigii Maxamed Siyaad Barre” Hogaamiyaha Ucid

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo maanta kumanaan Shacbiga Burco ah kula hadlayay xuska 18-ka May, ayaa ku dheeraaday...

18 May Somaliland: Wefti Eng Faysal Cali Waraabe Hogaaminayo Oo Bookhday Magaalada Laascaanood

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Ayaa Sabtidii(17 May)Socdaal Ku Tagay Gobolka Sool Magaalo Madaxdiisa Laas Caanood Waxaa...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In La Sameeyo Wada-tashi Qaran

“Maanta Somaliland Waxay U Tahay Maalin Murugo, Guurtiduna Markeeda Horeba Bilaa Sharci Bay Ahayd” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa si...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img