Tag: Farmaajo

Browse our exclusive articles!

War Deg Deg Ah: Jabhad Kacsan Oo Wasaaradda Gaashandhiga Ee Somaliya Gudaha Iskugu Shobtay + Xaalada Oo Cirka Maraysa

Wararka ka imanay magaalada Moqdisho ee caasimada dalka Somaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milatariga Soomaalia ayaa goordhaweyd la wareegay xarunta...

Somalia: Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Farmaajo Markii Labaad Ku Tegay Sucuudiga

Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bil Abdulaziz ayaa warqad casuumaad u diray Madaxweynaha dlaka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Warqadan caasumada ah ayaa waxaa madaxweyne Farmaajo...

Somalia: Farmaajo “Dadka xagjirka ah Soomaali ma ahan, haddii ay Soomaali yihiin annagaa siinay cafis hanoo yimaadaano”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay ka qeyb galay xaflad lagu xusayay 15-ka May oo ku beegan aas-aaska ururka dhallinyarada...

Somalia: Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo Maanta Safar Ku Tagaya Itoobiya.

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagi doona magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne...

Somaliland: Farmaajo Oo Sacuudiga U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Imaaraatka Carabta Iyo Somaliland

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhawaan booqasho ku tagay Boqortooyada Sacuudiga ayaa Madaxda dalkaasi u gudbiyay dacwad ka dhan ah Dowlada Imaaraatka...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img