Sunday, May 26, 2019
Home Tags Cirro

Tag: Cirro

DegDeg: Murrashax Cirro oo Qadacay Doorashadii Somaliland Sheegayna Inay Codeeyan Dad Geeriyooday

Halkan ka Daawo Murrashax Cirro oo Qaadacay Doorashadii somaliland ka dhacday 13 November, 2017. Cirro ayaa sheegay in ay codeeyeen dad geeriyooday, alle ha u...

DegDeg: Gudoomiyihii Komishanka oo si Adag uga jawaabay Eedaymaha Mucaaridka, Cirro na baaq u Diray

Komishanka Doorashooyinka Qararanka (KDQ) ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey Eedeymo Mucaaridku u jeediyey, sheegayna inay dacwad la tiigsanayaan cidii been abuurka samaysay. Guddida...

DegDeg: Musharax Cirro oo la La Hadlay Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo Komishanka

Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa taageerayaasha Xisbigiisa ugu baaqay inay isdejiyaan, isagoo geesta kale caddeeyey in xisbigiisu joojiyey wada-shaqeyntii ka dhaxaysay...

Somaliland: Murashaxa WADDANI oo Codkiisii Doorashadda ka Dhiibtay Guriga Shaqaalaha

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo Marwadiisa Farduus Maxamed Rooble ba, waxay saaka si rasmi ah ay u guteen waajibkoodii codbixineed ee...

Murrashaxiinta Saddexda Xisbi qaran oo si Wada-jir ah bulshada Somaliland ula dardaarmay

Saddexda murrashax madaxweyne ee xisbiyada qaranka ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa si wada-jir ah baaqyo ugu jeediyey shacabka reer Somaliland, waxana ay shaaciyeen...

Michael Keating Rejects Farmajo’s Strategy to Support Waddani, Destablize Somaliland

Mr. Michael Keating, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia and Head of UNSOM, said in a letter he wrote to President...

DegDeg: Maamulka Muqdisho oo Lacag Taageero uga Dalabay Qatar Xisbiga Waddani iyo Saaxibadiisa Aduunka

Waxa Baraha Social media-ha Dhex wareegaysa Warqad uu Qoray Wasiirka Arimaha Dibadda Somalia Yusuf Garaad oo uu Lacag taageero u Waydiinayo Dalka Qatar iyo...

Cirro Warbaahinta Madaxabanaan Ma Wuxuu U Yaqaanaa Afarta Wariye Ee Ugu Adeega – W.Q. Siciid Xuseen Yuusuf

Mise Cabsi Baa U Geysay inuu Meel kaga Dhaco Magac Saxaafada Somaliland. Maalmihii u dambeeyey baraha bulshadu ay ku  kulanto waxaa aad looga hadal hayey...

Somaliland: Xildhibaan Xaamud-ka Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khiyaamooyin Qaran Oo Cirro Uu Ku Kacay Mudadii uu xilka ku fadhiyey

Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal  oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa ku tilmaamay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed...

DegDeg: Cirro oo Xabsi Guri ku xidhay Niman ay isku juffo yihiin oo Kulmiye ku Biirayey

Halkan ka Daawo Marwo Faadumo oo ah Hogaanka Abaabulka iyo Wacyi galinta Xisbiga Waddani oo Iska casishay Xisbiga Waddani ayaa Sheegatay Fadeexad Weyn waxayna...

Latest Posts

MOST POPULAR