Saturday, May 25, 2019
Home Tags Ciidanka Booliska JSL

Tag: Ciidanka Booliska JSL

DegDeg: Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo Baaq u Diray Shacabka Somaliland

Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo si wada jir ah Baaq u Diray Shacabka Somaliland. Taliyaha Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa Shacabka...

Somaliland: Booliska oo soo Bandhigay Gaadhi GT ah oo Lagu Dayacay Waddo Khaldan

Taliyaha ciidanka nabadgelyadda waddooyinka ee galbeedka Hargeysa, Kabtan  Maxamed Axmed Ismaaciil,  ayaa dirawladda  Hay’adaha dawladda ugu baaqay inay ilaaliyaan gaadiidka dawladda ee ay ku...

Wiil uu Dhalay Marxuum Mujaahid Hassan Yoonis Habane oo Warbaahinta Somaliland Magaceeda ganacsatada ku Dhaca

Waa Dhibaatiyo Inkaar Wiil-kii aad u dhashay inuu Magac iyo Sharaf kuu Sameeyo oo Magaca kaa dila, iska daaye Xataa inuu ilaalin kari waayo...

Somaliland: Murrashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Ribeeyay Booliska, Kuna Eedeeyay Inay Qori ku Qabteen

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa fadeexadeeyay ciidanka Booliska...

Somaliland: Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Laasgeel Ee Gobolka Maroodi-jeex Iyo Sababta Lala Xidhiidhinayo Xadhigiisa

Ciidamada Booliiska Magaalada Hargeysa ayaa xabsiga u taxaabey gudoomiyihii hore Ee Degmada laasgeel Ee GOBOLKA Maroodi-jeex Axmed Muuse Cabdi. Waxaana goobjoogayaal ku sugnaa goobta laga...

Somaliland: “Ciidanka Booliska In La Hagaajiyo Tayadooda Waa Siyaasadda Madaxweyne Siilaanyo”

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kobcinta aqoonta Booliska Somaliland, isla markaana kor loo qaado...

Somaliland: Cutubka Guul ALLA Ee Booliska Oo Ka Qalin-Jabiyay Kulliyada Ciidamada Ee Mandheera

Dufcadii siddeed iyo labaatanaad ee ciidamada booliska Somaliland oo loo bixiyay Guul ALLA  ayaa ka qalan jabiyay dugsiga tababarka ciidamada  ee degmada  Mandheera, kuwaasi...

Somaliland: Wasaaradda Beeraha Iyo Taliska Ciidamada kala Duwan Oo Qorshaynaya Sidii Wax-soosaar Uga Samayn Lahaayeen Banka Wajaale.

Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Saraakiil ka socday Ciidamada Booliska, Madaxtooyada...

Somaliland: Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Dablay Nin Saaka Ku Dilay Magaalada Burco.

Ciidamada booliska gobolka Togdheer ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan laba nin oo dablay hubaysan ah saaka subixii dil toogasho ugu gaystay...

Somaliland: “Haddii Nin Dirays Gashan Oo Ciidamada Qaranka Ah Qof Kale Xabad U Quudho Inuu La Beegsado, Waa Arrin Xun Weeyaan” Jamaal Cali Xuseen

Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil...

Latest Posts

MOST POPULAR