Thursday, October 17, 2019
Home Tags Chelsea

Tag: chelsea

Chelsea vs Man City – Antonio vs Pep – Stamford Bridge Oo Martigalin Doona Kulanka Ugu Xiisaha Badan Todobaadka.

Chelsea ayaa u baahan iney kasoo laabato guuldaradii lama filaanka aheyd ee ay Crystal Palace kala kulantay sabtidii waxeyna ku qasban tahay iney garaacdo...

Lukaku → Chelsea, Keane → United, James → Liverpool & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Chelsea ayaa diirada saari doonta qorshahooda suuqa kala iibsiga xagaagan ee ku aadan xidigaha Alexis Sanchez oo 28-jir ah iyo Romelu Lukaku oo 23-jir...

Chelsea Oo Ku Ciriirineysa Manchester United Awooda Ay Ku Leedahay Caalamka? Blues Oo Wadamo Badan Ku Yeelatay Jamaahiirtii Ugu Badneyd

Marka laga soo tago inay u sharaxan yihiin hanashada koobka Premier League – Chelsea ayaa haatan bilaabeysa inay ku ciriiriso Manchester United awooda ay...

Chelsea Oo Mushaar Waali Ah Ku Qancineysa Eden Hazard Si Uu Real Madrid Isaga Diido.

Chelsea ayaa qarka u saaran iney wadahadalo heshiis kordhin ah la furto Eden Hazard xagaagan iyadoo kaga gol leh iney kaga gaashaamato xiisaha Real...

Muxuu Jurgen Klopp Ka Yiri Awoodda Ciyaartoyda Chelsea & Hanaanka Tababare Antonio Conte?

Chelsea iyo Antonio Conte waxey si wadajir ah u qaadanayaan waqti wacan sida uu aaminsan yahay tababaraha reer Jarmal ee leyliya Liverpool Jurgen Klopp. Si...

Eden Hazard & Diego Costa Oo Chelsea Ka Soo Caawiyay In Ay West Ham United Ku Soo Garaacdo London Stadium

Chelsea ayaa halkeeda ka sii watay qaab ciyaaeedkii fiicnaa ee ay xili ciyaareedkan ku soo jirtay waxayna guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda...

Muxuu Tababare Antonio Conte Ka Yiri Wararka Xanta Ah Ee La Xiriirinaya Inter Milan?

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa iska diiday wararka la xiriirinaya Inter Milan, balse wuxuu ka dhawajiyay in ka maqnaanta qoyskiisa ay tahay dhibaato weyn. Macalinkii...

Khabiirada Sky Sports Thompson, Merson, Nicholas Iyo Le Tissier Oo Saadaal Ka Bixiyay Kulanka London Derby Ee Chelsea vs Arsenal

Sky Sports ayaa fursad siisay khabiiradeeda Phil Thompson, Paul Merson, Charlie Nicholas Iyo Matt Le Tissier kuwaas oo ka qeyb galay barnaamijka Soccer Saturday wuxuuna mid walba ka hadlay...

Chelsea Oo Guusheedii 13-Aad Oo Xidhiidh Ah Ka Gaadhay Stoke City, Willian Oo Blues Laba Gool Kaga Badbaadiyay Stoke Oo Wacdaro La Soo Baxday Iyo Blues Oo Hogaanka PL Sii Dheeraysatay.

Chelsea ayaa ka badbaaday imtixaan adag oo ay kala kulantay kooxda Stoke City oo laba jeer barbaraysay kooxda Antonio Conte laakiin Willian oo kulankan...

Xaqiiqo: Eden Hazard Ma Aha Ciyaariyahan Garab Ah, Hadaba Waa Kee Booskiisa Saxda Ah ?

Iska ilow wax waliba oo aad iga aaminsaneed booska saxda ah ee  Eden Hazard, Antonio Conte ayaana soo saaray booska saxda ah ee xidigaan...