Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Aadan Xaaji Cali Axmed

Tag: Aadan Xaaji Cali Axmed

Somaliland: Daawo Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimi Jamaal Cali Xuseen

Gudoomiyaha maxkamadda sarre Aadan Xaaji Cali, ayaa iska difaacay eedaymo uga yimi murashax Madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen.  

Somaliland: “Dhulkii Uu Qaranku Lahaa Faraha Ayuu Ka Baxay, Dadkana Iimaanka Ayaa Kasii Tegeya Marka Uu Hiktor U Biiraba”

Guddoomiyaha maxkamadda saree e Somaliland prof. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka xog-warramay guud ahaan kiisaska bahda caddaaladda horyaalla ee dacwadaha ah, waxana uu...

Somaliland: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Taageertay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaatay Doorashooyinka.

Wararka hadda soo gaadhay xafiiska war-qabadka ee shabakada caalamiga ahEe Wargane news ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa ayiday go’aankii Madaxweynaha Somaliland...

Somaliland: “Maalin Walba Maxkmaddaha Waxa Soo Gaadhaya Shaqaale Ka Cabanaya Siday Hay’addihii Ay Ka Shaqaynayeen Uga Joojiyeen Shaqada” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Hargeysa (Wargane)-Guddoomiyaha Maxakamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa sharaxay caqabado ku gadaaman shaqaalaha Somaliland. waxa uu sheegay in shaqaalaha Somaliland kuwa dawladda u...

Somaliland: High Judiciary Committee Honors Awards To Those Who Did Their Best In The Justice Reform

“There have been major reforms on the judicial system of Somaliland. Verily, mobile courts have numerous advantages, and we need to further spread it...

Somaliland: “Bashar Baa La Yahay Oo waa La Khaldamayaa, Laakiin Waa In Aanay Wada-shaqayntu Ruuxda Ka Bixin”

“ Waxaanu Doonaynayaa Inaanu Isha Ku Soo Jeedino In Dawladnimadeena Iyo Degennaanshaheenu Ay Ku Jiraan Hadba Inta…..” “Bal Waxaad U Fiirsataan Ummadaha Ay Caddaalad Darradu...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Sheegay Inay Dhiseen Kalsoonida Shacabku Ku Qabo Garsoorka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in ay dhiseen kalsoonida shacabku ku qabaan Garsoorka dalka, isla markaana qaybo badan oo ka jirtay...

Somaliland: Bahda Garsoorka iyo Dawladda Hoose Hargeysa oo Xal U Radinaaya Mushkiladda Dacwadaha Dhulka

Bahda Garsoorka iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa kulan lagaga arrinsanaayey dhibaatooyinka dacwadaha dhulka ka dhasha ku yeeshay  Shalay Xarunta Maxkamadda Sare ee Somaliland. Guddoomiyaha...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Sulux Ku Dhameeyay Dhul 24 Sanno La Isku Haystay

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku guulaystay inuu sulux ku dhammeeyo dhul 24 sannadood ay laba qoys...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka War Bixiyay Bilowga Dacwadda Eedasaneyaasha Shaqaaqadii Hadayta

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka war bixiyay bilowga dhegaysiga dacwadda loo  haysto eedaysaneyaal u xidhnaa weerar lagu qaaday...

Latest Posts

MOST POPULAR