World News in Somali

Cajiib: Haweenay Dhimashadeeda Maalmo Ka Hor Caalamka Ku Sii Macasalaamaysay Qoraal Ay Soo Dhigtay Facebook !

Dadka ku nool Dalka Britain ayaa waxay aad ula yaabeen haweenay u dhalatay Dalkaasi oo Sawiradeeda ku baahisay Facebook isla markaana raacisay qoraal ay ku nabadgelyeynayso...

Deg Deg: Nuxurka Kulanki Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Axsaabta Mucaaridka Ah + Waxa U Daarna + Muuqaal

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddoomiye-Yaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Axad...

Cajiib: Wiil Saaxiibkii Kula Heshiiyay Inay Ayeeydii Oo 85 Jir Aheyd Khaarajiyaan Si Ay U Qaataan Dahabka Iyo Hantida Ay Haysato !

Wiil 20 jir ah oo u dhashay Dalka Lubnaan ayaa waxa uu go'aansaday inuu ayeeydii oo uu ku tilmaamay inay bakheylad tahay uu qudha ka...

Breaking News: Raila Odinga Oo Loo Dhaariyay Madaxweynimo

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumanaan qof oo isugu soo baxay beerta Uhuru ee Nairobi, halkaas oo lagu dhaariyay in...

Doon Ay La Socdeen Muhaajiriin Soomaali Ah Oo Ku Degtay Xeebaha Yaman

Ugu yaraan 30 muhaajiriin Afrikan ah ayaa ku qaraqmay xeebaha dalka Yaman todobaadkan . Doontani ayaa la sheegay in ay buux dhaaftay islamarkana ay wadeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img