World News in Somali

100 Maalmood ee u horeeyey Hoggaaminta Ra’iisal wasaaraha Dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed iyo Waxa u qabsoomay.

Dr Abiy Ahmed Ali 100 cisho oo ka bilaabma 2dii April ilaa iyo 10kii bisha July 2018 Dr Abiy aAhmed Ali wuxuu ku xaqiijiyey mudadaa...

Nin Ilaalo U Ahaan Jiray Osama Bin Ladin Oo Laga Musaafuriyay Dal Yurub Kuyaalla Iyo Sababta!

Dowladda Jarmalka ayaa shalay oo Jimce ahayd dalkeeda ka musaafurisay nin kasoo jeeda dalka Tuniisiya oo mar ahaan jiray waardiyaha gaarka ah Hogaamiyihii la...

Ninka Afrika Ugu Taajirsan Oo Baadi Goobaya Gabadh Uu Guursado Oo Ka Baafinaya Gayiga Somalida

Ninka Afrika Ugu Taajirsan Oo Baadi Goobaya Gabadh Uu Guursado Oo Ka Baafinaya Gayiga Somalida Ninka Qaarada Afrika loo diiwaan geliyay in uu yahay ka...

Mucjiso- Ilmo Yar Oo Shiinaha Ku Dhashay Kadib Afar Sano Oo Waalidkii Sii Mootan Yihiin

Wiil ayaa ku dhashay Shiinaha afar sano ka dib markii ay waalidkii ku dhinteen shil gaari, sida ay ku warrantay warbaahinta Shiinaha. Wiilkan waxaa dhashay...

Layaabka Dunida: Waddan Lagu Qabtay Nin Biyaha Taranka Ee Ragga Tahriibinayay!!

Booliska Waddanka Thailand ayaa qabtay nin isku dayay in uu dalka Laos u safriyo lix quraaradood oo yaryar oo ay ka buuxaan biyaha taranka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img