World News in Somali

Fanaanada Elissa Oo Taageerayaasheeda U Sheegtay Inuu Ku Dhacay Cudurka Kansarku Oo Ay Ka Caafimaaday !

Cudurka halista ah ee ‘Cancer-ka’ ayaa qofka uu ku dhaco waxa uu inta badan aan helin wax xal ah oo lagu daaweeyo. Fanaanada Caanka ah...

Qoys U Dhashay Dalka Hindiya Oo Cunsuriyad Ku Eedeeyay Shirkada Diyaaradaha Ee British Airways !

Shaqaalaha ka hawlgala shirkadda diyaaradaha Airways ayaa waxay socdaal ka joojisay isla markaana u diiday inay diyaaradaasi raacaan qoys u dhashay Dalka Hindiya. Haddaba, sababta...

Cajiib: Laba Wiil Oo Mattaano Ah Oo Ku Guuleystay Inay Guursadaan Laba Gabdhood Oo Mattaano Ah Oo Ay Jeclaadeen !

Laba wiil oo mattaano ah una dhashay dalka Maraykanka ayaa ugu waxay ku guuleysteen inay guursadaan Laba gabdhood oo mattaano ah oo ay jeclaadeen. Sida...

Deg Deg: Jamaal Cali Xuseen Oo Farrin Culus Hawada U Soo Mariyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi + Muuqaal Xasaasi Ah

Deg Deg: Jamaal Cali Xuseen Oo Farrin Culus Hawada U Soo Mariyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi + Muuqaal Xasaasi Ah

Waddan Ciidamo Booliis Ah U Adeegsanaya Soo Qabashada Daanyeer Dambi Dil Ah Galay!!

Booliiska dalka Hindiya ayaa baadigoobaya daanyeer lagu eedeeyay in uu la cararay ilmo yar, kaas oo markii dambe maydkiisa laga helay ceel ku yaalla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img