Wargane TV

“Baadhitaanka Aanu Samaynay Waxa Uu Muujinayaa In Aynu Nahay Dal Qani Ah, Bari Illa Galbeed Macdanta Dalkeena Ku Jirtaa Cadad Iyo Xisaab Ma Leh…”...

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in macdan lag soo saaro degaannada dalka Somaliland  

Somaliland: “Cabdiraxmaan Cirro Car Cod Ha Helo Doorasho Dambe…” Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Weerar Qaawan Ku Qaaday Guddoomiye Cirro

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,

Somaliland: Dagaal Culus Oo Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ku Dhex-martay Gobolka Sanaag, Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Ka Dhashay Dagaalka

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday sida la sheegay dagaal ciidanka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ku dhex-maray degaanka Dhamala-cagare oo ka...

Somaliland: “ Ciro Caalamkii Ayuu Naga Dacweeyey ” Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey safar ay magaalada Nairobe ku tageen wafti ka socda xisbiga UCID...

Somaliland: “ Madaxweynuhu Waxuu Safiirka UK U Sheegay In Saami Qeybsigii Laga Heshiiyey..” Gudoomiye C/Qaadir Jirde

“ Madaxweynuhu Waxuu Safiirka UK U Sheegay In Saami Qeybsigii Laga Heshiiyey..” Gudoomiye C/Qaadir Jirde

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img