Wararka Dalka

Golaha Guurtida oo soo Bandhigay Dhaliilo ka Jira Hannaanka Waxbarashada Dalka

Hargeysa (Dawa) Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa soo bandhigay dhalliilo badan oo dul hogganaya hannaanka waxbarasho ee dalka. Waxaanay si adag uga hadleen sida lagu...

Shirweynaha 5-aad ee ICT-ga Qaranka oo ka Furmay Hargeysa

Hargeysa (Dawan) Shirweyanaha 5-aad ee ICT-ga Somaliland ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa, shirweynaha oo ay  soo qaban qaabisay wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, oo...

Wefti ka Socda Dawladda UK oo Kulan la Yeeshay Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Somaliland

Hargaysa (Dawan): Xubno ka mid ah golaha wasiirrada Somaliland ayaa shalay Caasimadda  Hargaysa kulan kula  qaatay wefti ka socday baarlamaanka dalka Ingiriiska Weftiga ka socda...

Shirarka noocan ahi waxay nuhiimad u leeyihiin in la helo xog sugan.” Agaasimaha Guud ee Deegaanka

Hargaysa (Dawan): Waxaa dhawaan Caasimadda  Hargaysa lagu qabtay shirweynaha 15-aad ee Cilmi Baadhista saamaynta ka dhalatay isbedelka cimiladda. Shirkaas oo socday muddo todobaad ah waxaa soo...

Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska oo 14 Qof ka soo Badbaadiyay Fooq Gubtay

Hargeysa(Dawan)Ciidanka  Dab-demiska Caasimadda Hargeysa ayaa  habeen nimadii Salaasada  2:30  habeenimo  ka soo badbaadiyay 14 Qof  oo deganaa dhisme Saddex  dabaq ah oo dab qabsaday...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img