Wararka Dalka

Waxaan ugu Baaqayaa Dhalinyarada in ay ka Fogaadaan Wax Kasta oo Wax Yeelaya Nabedgalyada “

Hargeysa (Dawan)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa ugu baaqay dhalinyarada in ay ka fogaadaan wax kasta oo...

Madaxweynaha Qaranka iyo Madaxda Ururada Siyaasadda oo ka wada Hadlay Xaaladda Dalka iyo Doorashooyinka

UCID iyo WADDANI oo noqday Gar diid aan doorasho diyaar u ahayn Hargeysa-(Dawan):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay kulan ujeeddadiisu ahayd dardar-gelinta...

Dablayda Buurta Gacanlibaax ma,Jirto Reer ay Metelaan iyo wax aanu la Wadaagnaa,”.Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Hurre.

Hargeysa(Dawan):-Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Hurre ayaa Cambaareeyay falkii  dablayda  mudooyinkii ugu  dambeeyay  ku  dhuumaalaysanayay  buurta  Gacanlibaax ku qaafaasheen Baabuur ay lahayd  Hay,adda Hallo Trust. Suldaan Cabdiraxmaan...

Guddoomiye ku-xigeenka Koobaad ee Golaha Wakiilada iyo wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Degmadda Gar-adag

Gar-adag (Dawan) Guddoomiye Ku-xigeenka KooBaad ee Golaha Wakiilada Somaliland  Siciid Mire Faarax (Giirre), iyo Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay...

Kulan lagaga Hadlayay Muhiimada Goobaha Akhrisku u Leeyihiin Dalka oo lagu Qabtay Gabiley

Gabiley (Dawan) Kulanka ayaa ahaa mid lagaga arrinsanaayey Mumiimadda Magtabaduhu u leeyihiin bulshada iyo horumarinta nabadda dalka. Kulanka waxa ka soo qaybgalay xoghayaha gobolka Gabiley, aqoonyahano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img