Wararka Dalka

Warka lagu Sheegay in Jabhad Lagaga Dhawaaqay Awdal Waxaa Faafinaya Xisbiga Waddani” Af-Hayeenka Kulmiye

Boorama (Dawan): Af-hayeenka xisbiga Kulmiyee C/naasir Buuni, ayaa beeniyay war muuqaal ahaa oo lagu baahiyay barraha xidhiidhka bulshadda ee Internet-ka oo lagu sheegayay in...

Xukuumadda Oo Baadhitaano Ku Sameynaya Dhacdadii Afduubka Gaawaadhida Halo Trust ah

Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda ayaa shaaca ka qaaday inay Baadhitaano Ku Sameynayso Dhacdadii afduubka Gaawaadhida Halo Trust Ah War saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Dibeddu soo saartay Khamiistii...

tashi bulsho ee diyaarinta Miisaaniyadda 2024 ku qabatay Berbera

Berbera (Dawan)- Wasiirka Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday in miisaaniyadda in odoroska iyo kharashka miisaaniyaddu isku dheeli-tiran yihiin. Kulan wada tashi...

“Waxaanu Isku Raacsannahay in Nabada Laga Shaqeeyo”

Gar’adag (Dawan) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiillada JSL, Siciid Faarax Mire Giire oo ka Hadley ahmiyada ay nabadgelyaddu u leedahay bulshada Somaliland...

Hargaysa: Culimo Ku Baaqay Adkaynta Amaanka iyo Wada Jirka Bulshadda

Hargaysa (Dawan): Qaar ka mid ah Culimaw-diinka Somaliland oo ka hadlay adkaynta nabad-geliyadda, iyo ilaalinta wada jirka bulshada jamhuuriyadda Somaliland. Xubnahan culimadda ah oo warbaahinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img