Wararka Dalka

Xisbiga KULMIYE oo Shaaciyay Shuruudaha Xubnaha Tartamaya

Hargeysa (Dawan) Xisbiga KULMIYE ayaa Shaaciyay  shuruudaha looga baahan yahay xubnaha u tartamaya  jagada guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye. Warsaxaafadeed uu   soo saaray   Guddoomiye ku...

Wasiirka Ciyaaraha oo Dhallinyarada ka Codsaday Adkaynta Nabadgelyada

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha JSL, Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi, ayaa sheegay in xooga kaliya ee maanta dalka ka jira ay yihiin...

Hargeysa: Shan Mashruuc oo ka socda Degmada Axmed Macalin Haarun

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha degmada Axmed Macalin Haaruun ayaa kormeer ku tagey 5 mashruuc oo dhismayaashoodu ka socdaan degmadaasi. Maxamuud Cabdi Xasan (Gufiindha), Guddoomiyaha degmada Axmed...

Hadda Kadib Amar Ayay Haystaan Booliska JSL” Taliyaha Booliska JSL

Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi oo warbaahinta la hadlay ayaa Taliyaha...

“Laba Bilood Ka-dib Doorasho ayaa la Galayaa ee Bal Waxa Laga Murmayo ee Xisbiga Waddani Buuraha u Fuulay ha La Ina Fahamsiiyo…”

Burco (Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta Jamhuuriyadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali Bile ayaa wax la yaab leh ku tilmaamay iyada oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img