Wararka Dalka

15 Xannuun Ayaan Yeeshay Ee ILLAAHEY Dartii Ii Soo Caawiya, Intaanay Taydii Noqon” Hooyo Khadan

Qore Khadar M .Xaashi Hargeysa (Dawan) Hooyo Khadan Nuur Guuleed, oo degan magaalada Hargeysa ayaa sheegtay in ay xannuun Kelyaha ka haleelay la nooshahay muddo...

Madaxweynaha oo ka Qaybgalay Aas Qaran oo lagu Sagootiyay Ciidankii Booliska ee lagu Laayey Go’da yar

Madaxweynuhu waxa uu si cad u sheegay inay waajib tahay soo qabashada cid kasta oo ka dambaysay dilka Askartaas Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Xukuumada oo Sheegtay in la soo Weeraray Ciidamadda Qaranka Somaliland ee ku Sugan Sool

Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in isbahaysi argagixiso ah, maleeshiyaad, iyo ciidamada Puntland ay soo weerareen ciidamka Qaranka ee ku sugan gobolka...

Madax-dhaqameedka JSL oo Baaq ka soo Saaray Xaalada Buurta Gacan Libaax

Hargeysa (Dawan) Qaar ka mida cuqaasha, madax dhaqameedka iyo sulaadiinta gobollada Maroodi-jeex iyo Awdal ayaa baaq nabadeed ka soo saaray shaqaaqada ka dhacday Buurta...

Wasiirka Deegaanka oo Tababar u Furay Bahda Garsoorka ee Deegaanka la Shaqeeya

Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa si wadajir ah tababar ugu furay xubno ka kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img