Wararka Dalka

Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Xildhibaannada lix Degmo

Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay...

Wasiirka Deegaanka Oo Daah-furay Shirka Daneeyeyaasha Arrimaha Deegaanka

Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka Cimiladda JSL Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa shalay magaaladda Hargaysa ka furtay shirka daneeyeyaasha arrimaha deegaanka. Shirkaasi oo...

Mooshin ku Saabsan Madax-bannaanaynta Xafiiska Imtixaanaadka oo la Geeyay Wakiillada

Hargeysa (Dawan) Xoghayaha guud ee golaha wakiillada JSL, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa mudanayaasha ka hor akhriyay Mooshin ay keenen, kuna saxeexnaayeen 42 mudane, ,...

Machadka Shaqaalaha Dawladda oo Laan ka Furanaya Burco

Hargeysa (Dawan) Kulan ka qabsoomay xafiiska guddoomiyaha gobolka Togdheer oo ay ka soo qaybgaleen agaasimaha xarunta gobollada bari ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda, xoghayaha gobolka...

Hargeysa: Dawlada Hoose oo 100 Qoys ka Rartay Agagaarka Dhaamka Daami

Hargeysa (Dawan) Dawlada Hoose ee Caasimadda ayaa shalay ka rartay boqol qoys oo daganaa agagaarka Dhaamka daami degmada Gacanlibaax ee Magaalada Hargeysa. Maayar ku xigeenka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img