Wararka Dalka

Mishiinka Liisamada lagu sameeyo oo laga Hirgaliyay Boorame

Borama (Dawan) Wasiirku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka JSL, Cabdinaasir Caydiid Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Awdal Xasan Daahir Xadi, ayaa sidawada jira u...

Agaaasimaha Gaashaan-dhiga oo la Kulmay Masuuliyiin ka Socda ICRC

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhiga JSL Mudane Mustafe Cumar Faarax, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socday hay’adda International Committee of The...

Qorshaha Hagaha Maalgashiga Dalka oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda horumarinta maalgashiga iyo warshadaha JSL ayaa lagu qabtay kulan lagaga tashanayay hagaha maalgashiga ee dalka. Kulankan oo uu shir gudoomiyay agaasimaha guud...

Somaliland iyo Jabuuti oo iska kaashanaya dhismaha Masaajidka Qiblateyn-ka Seylac.

Jabuuti (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay la kaashanayso xukuumada Jabuuti dhismaha masaajidka qiblataynka Saylac, una gudbisay qorshahiisa. Wefdi uu hogaaminayey Wasiirka Diinta iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dekedda Cusub ee Shidaalka iyo Gaasta ee Berbera

Berbera (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay xadhigga ka jaray dekedda cusub ee shidaalka iyo Gaasta Berbera oo ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img