Sports

Arsenal Mise AC Milan? Aabaha Dhalay Xidiga Kooxda Schalke Ee Sead Kolasinac Oo Cadeeyay Waqtiga ,,,

Difaaca kooxda Schalke 04 ee Sead Kolasinac ayaa ku dagaalamayaan kooxo badan oo Yurub ahi waxaana markii hore si wayn ugu loolamayay kooxaha Juventus, Manchester...

Gareth Bale Oo Seegaya Kulanka Bayern & Liiska Ciyaartoyda Los Blanos Ee Kulankaas Oo Lasoo Saaray.

Tababare Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Gareth Bale uusan qeyb ka noqon doonin kulanka ay habeen dambe la ciyaari doonaan Bayern Munich, lugta labaad...

“Isagu Ma Ahan Roberto Carlos” Gary Neville Oo Su’aal Ka Keenay Sida Ay Chelsea Ugu Dhibtootay Marcos Alonso.

Falanqeeyaha heerka sare ee Sky Sports Gary Neville ayaa su’aal ka keenay nuglaanta ay Chelsea u nugushahay dhibaatada marka lagu qasbo iney isticmaasho qeyb...

Karim Benzema Muxuu Ka Yiri Wararka Kooxdiisa Real Madrid La Xiriirinaya Eden Hazard?

Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa aaminsan in dhaqaaqa ay kooxdiisa u sameyneyso ciyaariyahanka Chelsea Eden Hazard ay tahay talaabo wanaagsan isla markaana xidigaan...

Lionel Messi Oo Labo Gool Kaliya U Jira Rikoor 500 Gool Ah Xilli Ay Barcelona Ay Wajaheyso Juventus & Real Madrid

Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa qarka u saaran inuu mar kale isku qoro taariikhda kooxda Barcelona, isagoo noqonaya xiddigii ugu horeeyay ee 500...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img