Sports

Real Madrid Vs Bayern Munich- Carlo Ancelotti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Santaigo Bernabeu, Bavaria Oo Doonaysa In Ay Soo Labato Iyo Wax Walba...

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa Bayern Munich ee kulanka lugta labaad ee siddeed dhamaadka Champions Leaque-ga. Bayern Munich ayaa Madrid iskeenaysa...

Chelsea Iyo Kabtankeeda John Terry Oo Si Wada Jir Ah U Shaaciyay In Terry Uu Stamford Bridge Ka Baxayo Dhamaadka Xili Ciyaareedkan.

Kooxda Chelsea iyo kabtankeeda John Terry ayaa si wada jir ah ugu wada dhawaaqay in Terry uu ugu danbayn ka baxayo Stamford Bridge. John...

Arsenal Mise AC Milan? Aabaha Dhalay Xidiga Kooxda Schalke Ee Sead Kolasinac Oo Cadeeyay Waqtiga ,,,

Difaaca kooxda Schalke 04 ee Sead Kolasinac ayaa ku dagaalamayaan kooxo badan oo Yurub ahi waxaana markii hore si wayn ugu loolamayay kooxaha Juventus, Manchester...

Gareth Bale Oo Seegaya Kulanka Bayern & Liiska Ciyaartoyda Los Blanos Ee Kulankaas Oo Lasoo Saaray.

Tababare Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Gareth Bale uusan qeyb ka noqon doonin kulanka ay habeen dambe la ciyaari doonaan Bayern Munich, lugta labaad...

“Isagu Ma Ahan Roberto Carlos” Gary Neville Oo Su’aal Ka Keenay Sida Ay Chelsea Ugu Dhibtootay Marcos Alonso.

Falanqeeyaha heerka sare ee Sky Sports Gary Neville ayaa su’aal ka keenay nuglaanta ay Chelsea u nugushahay dhibaatada marka lagu qasbo iney isticmaasho qeyb...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img