Sports

As Monaco vs B. Dortmund – Wiilasha Thomas Tuchel Oo Doonaya Iney Kasoo Kabtaan Guuldaradii Gurigooda.

Borrusia Dortmund ayaa filaneysa iney gaarto semi finalka Champions League tan iyo 2013 markaas oo ay finalka tageen, balse darbi adag ayaa horyaala oo...

Barcelona v Juventus – Bluagrana Ma Sameyn Doontaa Soo Laabasho Kale Oo Mucjiso Ah Xilli Juventus Ay Hal Lug Kula Jirto Semi-finalka

Kulanka: Barcelona v Juventus Garoonka: Camp Nou Lugtii hore: Juve 3-0 Barca Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Bjoern Kuipers (Netherlands) Kooxda Talyaaniga ee...

Leicester City vs Atletico Madrid – Musjisada Foxes Ee UCL Masii Socon Doontaa Mise Simeone Ayaa Soo Afjari Doona?

Atletico Madrid ayaa marti ku ah caawa garoonka King Power Stadium kaas oo ahaa garoonkii lagu hantay horyaalka Premier League xili ciyaareedkii lasoo dhaafay. Diego...

Real Madrid Vs Bayern Munich- Carlo Ancelotti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Santaigo Bernabeu, Bavaria Oo Doonaysa In Ay Soo Labato Iyo Wax Walba...

Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa Bayern Munich ee kulanka lugta labaad ee siddeed dhamaadka Champions Leaque-ga. Bayern Munich ayaa Madrid iskeenaysa...

Chelsea Iyo Kabtankeeda John Terry Oo Si Wada Jir Ah U Shaaciyay In Terry Uu Stamford Bridge Ka Baxayo Dhamaadka Xili Ciyaareedkan.

Kooxda Chelsea iyo kabtankeeda John Terry ayaa si wada jir ah ugu wada dhawaaqay in Terry uu ugu danbayn ka baxayo Stamford Bridge. John...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img