Sports

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Chelsea & Tottenham Ee Kulankii Wembley Stadium Ee Ay Blues Ugu Soo Baxday Finalka FA Cupka

Chelsea ayaa ka badbaaday halistii Tottenham waxayna kooxda Antonio Conte awooday in ay u soo baxdo finalka tartanka Emirates FA Cupka kadib markii ay...

Arsenal vs Manchester City – Gunners & Citizens Kooxdee Finalka FA Cup-ka Kula Midoobi Doonta Chelsea?

Arsenal ayaa ah kooxda martida loo yahay waxaana la joogaa garoonka Wembley oo ay labada kooxba iska laheyn balse sharci ahaan Gunners ayuu minankeeda...

Luka Modric Oo Rajeynaya Inuu U Tacsiyeeyo Saaxiibkiisa Qaranka Croatia Ivan Rakitic Kadib Kulanka El-Clasico.

Kubad sameeyaha Real Madrid Luka Modric ayaa rajeynaya inuu u tacsiyeeyo saaxiibkiisa qaranka Croatia Ivan Rakitic kadib dhamaadka kulanka El-Clasico ee berito ka dhici...

Gareth Bale Taam Buuxa U Ah Kulanka El-Clasico & Liiska 20-ka Ciyaartoy Ee Uu Zidane Ka Horgeyn Doono Barcelona.

Gareth Bale ayaa dib ugu soo laabtay Real Madrid iyadoo lagu daray liiska ciyaartoyda Madrid ee wajahaya Barcelona kulanka El-Clasico ee habeen dambe ka...

Courtois & Alonso Oo Soo Laabanaya, Kane Oo Diyaar Ah & Shaxaha Macquulka Ah Ee Spurs Iyo Blues Isku Wajahi Karaan Caawa,.

Qof walba wuxuu isha ku hayaa maanta kulanka weyn ee caawa fiidnimada waqtiga geeska Afrika dhexmari doona kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur kuwaas oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img