Sports

Halyeyga Reer Brazil Ronaldinho Oo Kasoo Muuqan Doona Kulanka El-Clasico.

Halyeyga qaranka Brazil waqtina kasoo muuqday kooxda Barcelona Ronaldinho ayaa kasoo muuqan doona kulanka El-Clasico. Ka hor inta aysan Jamaahiirta Balaugrana iyo kuwa Los Blancos...

Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku Aadka Wareega Semi Finalka Champions League Oo La Sameeyay.

Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo...

Andreas Iniesta Oo Sii Shiday Xasaradda Kulanka El-Clasico Kana Dhawaajiyay Kulamada Uu sida Daran U Xasuusto.

Barcelona waxey u baaha tahay iney nooleyso rajadeeda horyaalka La Liga marka ay Santiago Bernabeu marti ugu noqdana kooxda Real Madrid kulanka El-Clasico oo...

Darbiga Turin – Gianluigi Buffon Oo 180-daqiiqo Shabaqiisa Ka Difaacday MSN, Miyuuse Aaminsanaa?

Qofna rajo kama qabin in goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon uu si nadiif ah ku gaari doono semi finalka tartanka Champions League marka la eego da’diisa...

Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Barcelon Vs Juventus (Live Steam)

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa min 90 daqiiqo oo kaliya u jira in ay u soo baxaan afar dhamaadka Champions Leaque-ga ama ay macasalaameeyaan....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img