Sports

Ma Ozil, Di Maria Mise Robinho? Bernd Schuster: “Mid Waalan Oo Isku Maleeyay Maradona & CR7 Ayaa Ka Tagay Real Madrid”

Tababarahii hore Real Madrid Bernd Schuster ayaa ka yaabiyay saxaafadda iyo dadka kubadda cagta kadib markii wax ka sheegay shaqsi uusan magacaabin oo isaga tagay...

Inuu Bogaadinayo Kante & Hazard, Labada Kooxood Ee Shaqada Fiican Qabtay, Halista Lukaku & Antonio Conte Oo Ka Hadlay

Tababare Antonio Conte ayaa aaminsan in weeraryahanka Everton Romelu Lukaku uu qatar ku yahay tartanka ay ugu jiraan horyaalka, balse wuxuu ka dhawaajiyay inuussan...

Toos U Daawo Ciyaarta Darbi Manchester Man City Vs Man United Kulankan Caawa Iyo Jawiga

Manchester City ayaa Etihad Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda ay dariska yihiin isla markaana sida wayn u xifiltamaan ee Manchester United. Labada kooxood ayaa...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Man United- Ayay Pep Guardiola Iyo Jose Mourinh Kulankan Ku Soo Bilaabeen?

Manchester City ayaa Etihad Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda ay dariska yihiin isla markaana sida wayn u xifiltamaan ee Manchester United. Labada kooxood ayaa...

Wiil Yar Oo Aabihii U Bixiyay Messi Oo Daacish U Xidhnaa Muddo Laba Sanno Ah. Yaab

Dagaalyahanada Daacish ee ka Dagaalama gudaha Dalka Suuriya iyo ciraaq, ayaa waxa ay afduubeen Wiil yar oo Da’diisu ahayd 3 jir waxa aanay xidheen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img