Sports

Xiddiga Manchester Ee Paul Pogba Oo Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ku Cumraysanaya Masaajidka Xaramka Ee Makka Al Mukarrama Kadib Guushii Europa League

Xiddiga xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Manchester United Paul Pogba ayaa barta uu ku leeyahey mareegta xidhiidhka Bulshada ee...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE wuxu agab-ciyaareed oo loogu talo-galay tartannada bisha Ramadaan ku wareejiyeen Gobollada Sool iyo Xaysimo

Hogganka xisbiga KULMIYE, ayaa agab ciyaareed loogu talo galay kooxaha kubadda cagta ee ka qaybgalaya tartannada kubadda cagta bisha barakaysan ee Ramadaaanta ee gobollada...

Miyuu Goolkii Alexis Sanchez Ahaa Gool Sharci Ah? Garsoore Hore Graham Poll Ayaa Si Cad U Sharaxay.

Alexis Sanchez ayaa Arsenal u dhaliyay gool muran badan abuuray isla markaana ay kooxda Chelsea iyo jamaahiirta kooxdeedu ka cadhoodeen iyada oo xidiga ree...

Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Kulanka Finalka Copa Del Rey Ee Barcelona Vs Alaves (Live Stra)

isa Barcelona waxaana afarta difaaca ah ku soo wada bilawday Maschernao, Gerard Pique, Samuel Umtiti iyo Jordi Alabi halka khadka dhexe ay wadaagi doonaan...

Maamulka Premier Leaque-ga Oo Ku Shaaciyay Xidiga Ku Guulaystay Goolkii Xili Ciyaareedkan Horyaalka Premier Leaque-ga Ugu Fiicnaa.

Maamulka Premier leaque-ga ayaa si rasmi ah u shaaciyay xidga ku guulaystay abaal marinta goolkii xili ciyaareedkan 2016/17 horyaalka Premier leaque-ga ugu fiicnaa ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img