Sports

Min Romelu Lukaku Ilaa Chamberlain – Waa Kuwee 10-ka Saxiix Kuwooda Ugu Qaalisan Oo Ay Soo Iibsadeen Kooxaha Premier League Xagaagan.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaar ka mid ah horyaalada qaaradda yurub ayaa soo xirmay, balse Sky Sports ayaa soo calaameysay saxiixyadii ugu qaalisanaa oo...

Saxiixyadii Fashilmay: Ross Barkley, Virgil van Dijk & Alexis Sanchez Oo Ku Hungoobay Iney Kooxo Cusub Ku Biiraan & Sababta Ka Dambeysa.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa xalay soo xirmay saqdii dhexe, balse heshiisyo lagu han weynaa ayaa xalay burburay waqtiyadii ugu dambeeyay waxaana ugu waaweyn...

Barcelona Oo Wali Fursad U Heysata Iney La Wada Saxiixato Philippe Coutinho, Angel Di Maria & Riyad Mahrez.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaaradda yurub ayaa xalayto saqdii dhexe soo xirmay, walow La Liga kooxahiisa ay heystaan fursad ka fiican kooxaha kale ee...

Chelsea Oo Ku Dhawaaqday Iney Dhameystirtay Saxiixa Daafacii Torino Davide Zappacosta, Muxuuse Ka Yiri Imaatinkiisa?

Kooxda kubadda cagta Torino ayaa si rasmi ah u xaqiijisay iney daafacooda reer talyaani Davide Zappacosta ka iibiyeen kooxda Chelsea, kana iibiyeen 28 Malyan...

Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaah iyo Xamaasada Badan Ee Derbi London Chelsea Vs Arsenal

Koobka daahfurka u ah xilli ciyaareedka kubada cagta Ingariiska ayaa ka dhacaya maanta garoonka qaranka Ingariiska ee Wembley iyadoo ay fooda isku saarayaan kooxda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img