Sports

Kadib Kulankiisii Koowaad Ee Arsenal, Maxaa Lagu Qimeeyay Qaab Ciyaareedkii Saxiixa Cusub Ee Gunners Mohamed Elneny ?

Uma aysan aheyn habeen uu koob weyn ku guuleystay, mana uusan aheyn habeenkii uu jabin lahaa rikoorkii geesinimada ee Patrick Viera, laakin wuxuu Mohamed...

Thierry Henry Oo Ugu Baaqay Man United In Jose Mourinho Uu U Bedelo Tababare Louis van Gaal.

Thierry Henry ayaa ugu baaqay Manchester United inay Jose Mourinho ku bedesho tababaraha cadaadiska uu saaran yahay Jose Mourinho dhamaadka xilli ciyaareedkan. United ayaa haatan...

Arsene Wenger: Waa Soo Dhamaatay Waqtigii Caruur Looga Badin Jiray Kooxaha Heerka Labaad Tartanka FA Cup.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa soo jeediyay inay soo dhamaatay waqtigii ay kooxaha Premier League ku gudbi jireen caruur yaryar marka ay koobka...

RASMI: Chelsea Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Heshiiska Xidiga Ree Brazil Ee Alexandre Rodrigues da Silva Iyo Pato Oo Dareenkiisa Ka Hadlay

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixia Alexandre Pato kaas oo ay kula soo wareegtay heshiis lix bilood oo amaah ah isla markaana...

RASMI: Guddida Rafcaanlayaasha FIFA Oo Ganaaxii Suuqa Laga Saaray Kooxaha Real Madrid Iyo Atletico Madrid Dib Udhigtay Iyo Kooxaha Reel Madrid Oo War Fiican...

Guddida rafcaanlayaasha xidhiidhka kubbada cagta aduunka FIFA ayaa dib  udhigtay ganaaxii kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid dhawaan lagu soo rogay, waxayna arintani war...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img