Somali News

Somaliland: Badha-Saabkii Gobolka Awdal Oo Xilkii Ku Wareejiyey Ku Xigeenkiisii, Kana Dareen Celiyey Amarkii Uu Kusimaha Madaxweynuhu Shaqadii Qaranka Kaga Joojiyey

Guddoomiye Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) Muxuu Kaga jawaabay Eedihii Uu Madaxweyne ku xigeenku u Cuskaday Shaqo Ka Joojintiisa Xogo dheeraad ah oo ka soo baxay...

Somaliland: Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Oo Saddex Milyan Oo Neef Ka Tallaalaysa Cudurrada Sambabka Iyo Sun-Sunka

Wasaaradda Xanaannadda Xoolaha ee Somaliland, ayaa Gobollada Somaliland u kala dirtay Kooxo Caafimaad oo tiradoodu ka badan tahay 205 qof oo iskugu jira Dhakhaatiir,...

Somaliland: Gabay Midho Culus Oo Ka Digaya Adduunyo-gedoonka Dhaqanka Bulshada Surma-seegtada Sugaysa Jiilka Soo Koraya

Waxaa Curiyey Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur (Baadi-doon), Waxaanu soo baxay August Horaanteedii 2017-ka “Sad bursiimo qaar baa ku helay silican waayaha’e, Inta saaruq kuu haad heshay...

WADDANI: Guddoomiyaha Ku Meel-gaadhka Ah Oo Hakiyey 9 Guddi Oo Musharraxa Xisbigu Magacaabay

Guddoomiyaha Ku Meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa hakiyey Wareegto uu Musharraxa Xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed...

Somaliland: Sarkaal Ka Mid Ah KULMIYE Oo Soo Jeediyey In Beelaha Gabooye La Siiyo Guddoomiye-nimada Golaha Guurtida Somaliland

Engineer Xuseen Ibraahim Buuni oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa shirjara’id oo uu ku qabtey Hargeysa waxaa uu ku baaqey in Beelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img