Somali News

Somalia: Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Farrin U Diray Shacabka Somaliland Iyo Somalia Cajiib

Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed. Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta...

Somaliland: Ma Dhabaa Inu Saylici Ka Joojiyey Shaqadi 25 Agaasimaha Iyo Sababta U Uaga Joojiyey Shaqada Cajiib

Somaliland: Ma Dhabaa Inu Saylici Ka Joojiyey Shaqadi 25 Agaasimaha Iyo Sababta U Uaga Joojiyey Shaqada Cajiib

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo Salaaddii Ciidda Kadib Raalligelin U Diray Saxaafadda Madaxa Banaan.

Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay heerka ay...

Somaliland: Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidda Kaga Hadlay Nabad-galyada Doorashooyinka

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda Somaliland ka...

Bahda Shabakada Wargane Oo Idinku Hambalyeynaysa Munaasibada Ciida Oo Idin Leh Ciid Wanaagsan Dhamaantiinba

Maamulka Iyo Hawl-wadeennada Shabakada Wargane Waxay Shacabka Somaliland Iyo Somalia Iyo Meel Kasta Oo Aad Joogtan Idin Leeyihiin Farxad Ku Ciida Maamulka iyo dhammaan Hawl-wadeennada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img