Somali News

Somaliland: Socdaalkii Masuuliyiinta Waddani Ee Gobolka Awdal Iyo Halku Dhegyadii Shucuubta Dila Iyo Boorama Ay Ku Qaabileen Weftigii Xisbigaasi + Sawiro

“Waxaynu Doonaynaa Qaran Dadka Walaaleeya Oo Aan Kala Qoqobin, Qabyaaladna Ku Dhex Beerin Sida Hada Kulmiye” Murashax Cabdiraxmaan Ciro Shucuubta taageersan xisbiga Mucaaridka ah ee...

DegDeg: Gudoomiye Cirraha Waddani oo lagaga Mudaharaaday Awdal iyo Ilaaladii la socotay oo Wiilyar ku toogtay Magaaladda Dilla iyo Cida uu yahay

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo waftigii Xisbiga Waddani ee kusii jeeday Gobolka Awdal ayaa Mudahaaradyo lagaga soo Horjeedo ay ka dheceen Deeganadda Gobolkaasi waxana mudaharaad...

Somaliland: Faysal Oo Ka Hadlay Dacwad Ay Reer Borama U Dhiibeen Oo Ah Wasiir Cali-mareexaan Oo Iibiyay Guriga Badhasaabka Awdal, Maayarada Hargeysa & Berberana...

Goggaamiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hanjabay in isaga iyo taageeryaashiisu samayn doonaan cashuur joojin haddii aanay maayarada Hargeysa iyo Berbera...

Somaliland: “Afartii Qof Ee Jabhadda Ugu Hor Talaabay Ayaan Ka Mid Ahaa, Gurina La Iima Dhisin, Faysal Iyo Cirrana Guryo Ayaa Loo Dhisay”

Guddoomiye-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in horumarka dalka ka jira uu keenay barnaamijkii siyaasadeed ee xisbiga KULMIYE ku galay doorashadii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img