Somali News

Somaliland: Madaxweyne Muuse Oo Waraysi Uu Siiyey CGTN Tv Kaga Hadlay Qorsheyaasha Xukuumaddiisa, Xidhiidhka Ethiopia iyo Ictiraafka

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareysi uu dhawaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uu ku siiyey Telefishanka CGTN Tv waxaa uu kaga hadley qorshayaasha xukuumada...

Somaliland: ” Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland , Ciidamaduna May Qabsanin Ee Waa Dhulkoodii ..” Wasiir Sacad

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadley xiisada Colaadeed ee ka taagan Magaalada Tuko-raq...

Deg Deg: Ciidamada Somaliland Waa Inaanay Soo Noqon Ee Ay Sii Socdan Ila Muqdisho” Faysal Cali

" Ciidamada Somaliland Waa In Ay Tuko-Raq Sii Dhaafaan ..." Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe oo maanta...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo ka digay in la bixiyo dhul ay dowladda leedahay

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa...

Somalia: Micheal Keating “Waa in la qanciyaan cid kasta oo tabasho ka qabta heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna”

Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb-galay Shir-weynihii Dhuusa-mareeb ayaa ku baaqay in la dhaqan geliyo mideyntii maamulada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img