Somali News

Xukuumadda oo Amar ka soo Saartay Cidkasta oo Hub lagu Arko Ceel-afweyn iyo Cali Saahid

Xukuumadda Somaliland,ayaa ciidamo kala dhex dhigtay deegaamo ka kala tirsan Gobolada Togdheer iyo Sanaag oo laba dagaal beeleed ku dhex mareen beelo walaahao ah...

Mareykanka oo war kasoo saaray Heshiiska siyaasadeed ee laga Gaadhay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland

Dawladda Mareykanka ayaa bogaadiyay heshiiskii dhawaan laga gaadhay khilaafkii doorashooyinka Somaliland, kadib socdaal uu shalay sii-hayaha xilka safiirka safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya uu ku...

Safiirka Somaliland u Fadhiya Norway oo Shir la Yeeshay Jaaliyadda Degan Dalkaas

Wakiilka Somaliland u qaabilsan dalka Norway Maxamed Aadan Liilaan, ayaa kulan u qabtay Hal-doorka jaaliyadda Somaliland ee dalkaasi ku nool. Kulankaaa ayaa lagaga wada-hadlay xoojinta...

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Shirkadaha Keena Dawooyinka Xoolaha oo Isla Qaatay Illaalinta Tayada Daawada

Wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga ayaa qabatay kulan ay isugu yeedhay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee soo dejiya dawooyinka xoolaha, isla markaana ka...

Wefti ka Socday Hay’adda Dhawrista Tayada oo Warshadleyda Burco Gaadhsiiyay Summad Tayeedka Qaranka

Hargeysa (Dawan) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland Mudane Xamse Cabdi Ibraahim, oo ay weheliyaan Agaasime-Waaxeedyada,Waaxaha Hubinta Tayada iyo Heertayeedka ayaa kormeer shaqo ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img