Somali News

Somaliland: Daawo xisbiga Waddani Oo Soo Bandhiagay Siyaasaddiisa Ictiraaf Raadinta

Xisbig mucaaridks ah ee waddani ayaa waxa usoo bandhigay Dariiqada U Mari leh Aqoonsiga Somaliland Hadii U Talada Dalka Qabto Waa Sida U Hadalka...

Somaliland: Siyaasi Cali-Guray Oo Ka Hadlay Guusha Madaxweynaha Dalka Iiraan Ka Gaadhay Doorashadda Dalkaasi Iyo Dunidda Ka Bedeli Karto

Doorashadii Madaxtooyada dalka Iraan waxa ku guulaystay Madaxwayne Rouhani oo ah hogaamiyaha isbedelka waxanu kaga adkaaday musharixii muxaafidka mayalka adag Garsoore Ebrahimi Raisi ee...

Somaliland: Daawo Oo Ka Hadashay Maxbuus Ku Dhintay Jeelka Wayn Ee Magaalada Hargeisa

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Maxbuus Ku Dhintay Jeelka Wayn Ee Magaalada Hargeisa

Somalia: Deeqo Diraac oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa ku dhex geeryootay xabsi ku yaalla Muqdishu

Haweeney Maxkamadda ciidamada Qalabka Sidda ay sanadkii 2014 ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay Isbitaal ku dhex...

War Deg Deg Ah: Daawo Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde oo Ka Hadlay Xukunka Lagu Ridey Siyaasiyiinta WADDANI

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa waxaa uu ka Hadley xukunka ay maanta ku riday laba masuul...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img