Somali News

Somaliland: Dhacdo Foolxun Oo Hargeysa Ka Dhacday, Wiil Gabooye Ah Oo Loo Diiday Gabadh Isaaq Ah, Aabihii Oo Nabarro Loo Gaystay Iyo Madaxdhaqameedka Gabooye...

“Gabooye aniga waa ehelkayga, Waxaan aad iyo aad u canbaaraynayaa gabadha iyo wiilka is guursaday ciqaabka loo geystay inanta iyo inanka aabihii” Boqor Buurmadaw Mid...

Somaliland: Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Ujeedada Safarka Uu Hargeysa Ku Yimi Iyo Kulan Uu La Yeeshay Madaxwayne Siilaanyo & Muuse Biixi

Hogaamiyaha Kooxda Khatumo Prof Cali Khaliif Galeydh oo labadii cisho ee la soo dhaafay socdaal ku joogay magaalada Hargeysa ayaa faah faahin ka bixiyay...

Labo iyo labaatan ku dhimatay qarax ka dhacay Manchester

Labo iyo labaatan ruux oo ay ka mid yihiin carruur ayaa hadda la ogyahay in ay ku dhinteen 59 kalana ay ku dhaawacmeen weerar...

Somaliland: Siyaasiyiin iyo Madaxdhaqameedyo cambaareeyey Xukunka lagu riday Masuuliyiinta WADDANI

Cuqaal, waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani, ayaa si kulul u cambaareeyey xukunka ay shalay Maxkamadda Gobolka...

Somaliland: Roob Khasaare Geystay Oo Shalay Ka Da’ay Magaalada Burco

Roob dabaylo leh oo khasaare naf iyo maal ba leh geystay ayaa ka da’ay xarunta gobolka Togdheer ee Burco. Roobkan oo watay dabaylo iyo calaydh...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img