Somali News

War Deg Deg Ah: Barito Ma Ramadaanba Misa Maaha Bartan Ka Dhugo

Wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu bulshada Somaliland iyo kuwa Muslimka ahba u sheegay in ay caawa tahay...

Somaliland: “Qaran Jira Baynu Oo Bangiyada Dulsaarka Ku Shaqeeya Kama Maarmi Karno Laakiin Cidna Inay Ribo Qaadato Lagu Khasbi Maayo” Saylici.

Madaxweyne ku xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Seylici) ayaa sheegay in cadaadis xooggan oora’yul-caamka bulshada somaliland kaga yimi uu ku khasbayo in maamulkiisu u...

Cooldoon oo ku tilmaamay Somalia Cadowga Wahmiga ah (Mala awaalka) ee Somaliland

Saxafi Cabdimaalik Cooldoon oo ka dareen celiyey Cafis-ka uu Madaxweyne Silaanyo u fidiyey ayaa shir-jaraa'id oo kooban ku Qabtay Magaaladda Hasgeisa. Cooldoon ayaa u Mahadnaqay...

Somalia: Yaa Ka Danbeyey Qaraxii Gil Giley Dekeda Muqdisho ?

Muqdisho, 25 Meey, 2017-(Himilo) – Qarax xooggan, ayaa gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekedda Magaalada Muqdisho ee...

Somaliland: “Aniga & Siilaanyo Waanu Heshiin Karnaa, Laakiin Shacabka Somaliland Waxaanu Diyaar U Ahayn Siilaanyo Kuma Qasbi Karo”

Hoggaamiyaha Khaatumo Oo Hargeysa lagu waydiiyey in Dawladda Soomaaliya Ciidamo ka qoranayso Deegaanno Buuhoodle Ka mid tahay Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img