Somali News

Somaliland: Kulan-Siyaasadeed Qado Ah Oo Dhex Maray Odayaal Ay Isku Jifo Yihiin Faysal Cali Waraabe Iyo Kuwo Reer Sool Ah, Mase Dhabbaa In Gudoomiyaha...

Ilo-wareedyo Daaha Ka Fayday Ujeedada Kulan Qado Ah Oo Ay Shalay Isku Haleeleen Odayaal Kasoo Kala Jeeda Koonfurta Hargeysa Iyo SOOL Kulan qado ah oo...

Somaliland: Garnaqsiga Aqoonyahan Cabasho Ka Muujiyay Cadaala Darro Uu Ku Eedeeyey Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Jawaabta Gudoomiye Sharmaarke

Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo ka mid ah Muwaadiniinta Reer Somaliland ee jaamacadaha dalka wax ka dhiga ayaa cabasho ka muujiyay tartan uu u...

Deg Deg: Yaab Wasiir Sacad Oo Waxyaabo Badan Oo Xalada Nabad Galiy Lid Ku Ah Dibada Soo Dhiga + Saldhiga Berbera,,,,

Wasiirka arrimaha  dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa VOA u sheegay in diyaaradaha Imaaraadku ay saldhigga militari ee garoonka Berbera u isticmaali karaan...

Somaliland: Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Bilowga Olole Ay Wasaaraddiisu Ku Tallaalayso Xoollo Ka Badan Saddex Milyan Oo Neef

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO, ayaa dalka Ka bilaabaya wejiga labaad ee ololaha daaweynta xoolaha Somaliland,...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Jeediyey Khudbad Uu Liishaanka Ku Saaray Dhibaatada Takoorka Lagu Hayo Beellaha la hayb sooco

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Taageerayaal ka soo Jeeda Beelaha Dan-wadaago (Gabooye) Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey taageerayaal laxaad leh oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img