Somali News

Somaliland: Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha Xagay Wax Marayaan Balse Lacagtii Maxay Ku Qabtaan ?

Guddiga ka soo kabasahada Abaaraha ee 18-ka May ee Somaliland, ayaa Shalay kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada ee Hargeysa. Kulankan oo uu Guddoominayey Wasiirka Wasaaradda...

Yaab Daawo Soo Dhaweyntii Saxafi Cooldoon Ee Gobolka Togdheer Balse Muxu Ka Yidhi ?

Waxaa maanta magaalada Burco si diiran loogu soo dhaweeyey Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhawaan uu madaxweyne Siilanyo cafis ku sii daayey ka dib...

Somaliland: Daawo Haweenka Hargeisa ee Beesha Biciide Oo Wacad Kumaray In Shirka Afgarad iyo Aayo Talis Uu Doorashada Kasoo Horeyo Xukumadana Fariimo Kulul Udiray

Daawo Haweenka Hargeisa ee Beesha Biciide Oo Wacad Kumaray In Shirka Afgarad iyo Aayo Talis Uu Doorashada Kasoo Horeyo Xukumadana Fariimo Kulul Udiray

Daawo: Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Qoraal Digniin Ah Oo Ka Soo Baxay Dawladda Ingiriiska.

Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ayaa si adag uga hadlay qoraal kasoo baxay dawladda Ingiriska oo ay ku shaaciyeen 48 Dal oo aan amaankooda la isku...

Wiilka Uu Dhalay Osama Bin Laden Oo Booskii Aabihii Lagu Wareejiyay.

Wiilka Osama Bin Laden oo lagu magacaabo Xamza Bin Laden, ayaa soo shaac baxay, wuxuuna isku dayayaa inuu buuxiyo booskii aabihiis, hoggaankana u qabto...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img