Somali News

Somaliland: “Waxaan Arkaa Madaxweynaha Toddobaadkii (Mar), Oo Jimcahaan Kula Tukadaa Masaajidka, Haddaanu Is-nidhaahno La Taliyana Wuxuu Qofku Sii Marinayaa…”

La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada bariga oo soo Bandhigay Shuruudo Adag oo Cali Khaliif Galaydh doonayo in Xukuumadda Somaliland u fuliso, La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee...

Somalia: Madaxweyne Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo wajahan magaalada Cadaado

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Cadaado ee xarunta KMG u maamul gobolleedka Galmudug, isaga oo ka qeybgali doona...

Somalia: Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo gaaray magaalada Cadaado

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeybgalaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Wafuud kala duwan...

Somalia: Al-shabaab oo xukun dhagax ku dil ah ku fulisay nin ku eedeysnaa in uu kufsi geystay

Xarrakada Al-shabaab oo maamusha qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa xukun dhagax ku dil ah ku fulisay nin ku eedeysnaa...

Daawo: Boqor Buur Madow Oo Imika Arrimo Xasaasi Ah Kaga Hadlay Shirka Beelaha Biciide

Boqor Cismaan Buur Madow Oo Imika Khadka Kula Xidhiidhady Telefishanka Bulsho Tv Ayaa waxa U Ka Hadlay Arrimaha Shirka Beesha Biciidle Oo Kaga Hadlay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img