Somali News

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo goor dhaw gaaray magaalada Cadaado

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray xarunta magaalada Cadaado, halkaa oo ay ka socto munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka...

Somaliland: Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Muddo Ku Xidhnaa Hargeysa Oo Hadda Xorriyadoodii Dib U Helay

Wararka hadda soo gaadhaya Shabakadda wararka ee Shabakadda Wargane ayaa waxay sheegayaan in hadda ay dib u heleen xorriyadoodii labada sarkaal oo ka tirsan xisbiga...

Daawo: Dulmiga Xukuumada Siilaanyo Oo Dhaafi Wayday Gudoomiyihii Ugu Horeeyey Ee SNM,, Yaab

Wiil Uu Dhalay gudoomiyihii ugu horeeyey SNM Muj Axmed Jimcaale ayaa waxaa uu maanta la Hadley warbaahinta isaga oo ka ilmeeyey dulmi uu sheegay...

Somaliland: Badhasaabka Maroodi-jeex Oo Ku Hanjabay Inay Dhallinyarada Rabshadaha Sameeya Gacan Adag Ku Qabanayaan

Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), ayaa Shalay Shir-jaraa’id oo uu ku qabtey xafiiskiisa wuxuu kaga xaal warramey amniga guud ee dalka. Ugu horreyn...

Cunsuri Caddaan Ah Oo Qudha Ka Jaray Laba Ruux Oo Ka Difaacay Gabadh Muslim Ah Oo Uu Weerarray

Hay’adda FBI-da ayaa baadhitaan ku wada weerar Jimcihii ka dhacay magaalada Portland ee gobalka Oregon ee Dalka Maraykanka, halkaas oo uu Nin cunsuri cadaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img